Published On: Sun, Dec 10th, 2017

Mudane ka tirsan Baarlamaanka DFS oo ka hadlay Arrinta Qudus

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo k tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya kana mid ah Xubin ah Baarlamaanada Carabta ayaa ka hadlay Arrinta ka taagan Magaalada Barakaysan ee Qudus.
Maxamed Cumar Dalxa oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa tilmaamay in Arrinta Magaalada Qudus ay tahay mid dhamaan taabatay Dowladaha Islaamka iyo guuda ahaanba Umadaha Islaamka.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa dhawaan ku dhawaaqay go,aan ay kasoo horjeesteen ayna xumaadeen Dowladaha Islaamka iyadoona ay kasoo saareen baaqyo isdaba jooga oo ku aadn in laga laabto go,aankaasi.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300