Published On: Tue, Aug 22nd, 2017

Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa Magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalka Masar kula hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku sugan Dalkaasi.

Waxaana madaxweynaha oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyay Jaaliyadda si gaar ah dhalinyada ku dhaqan Dalkaasi kula dardaarmay in Naftooda eysan ku haligin Biyaha, isagoo sheegay in Dalku uu u baahanyahay Aqoonyahano dhalinyaro ah, marwalibana dowladda ay ka go’an tahay wax u qabashada dhalinyarada Soomaaliyeed.

Wafdiga madaxweynaha ayaa weli ku sugan Dalka Masar, halkaasi oo ay kulamo kala duwan kula qaateen madaxda dalkaasi, kuwaasi oo ay uga hadleen arrimo muhiim u ah labada Dal Soomaaliya iyo Masar.

Shabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300