Published On: Sat, Aug 12th, 2017

Weekly Seminars – Gold Case Study – Q&A


Meetinkan wuxuu ka mid yahay kulankeenii taxanaha ahaa oo aanu ugu talagalnay weekend kasta in aanu iskaashano oo aanu wax kala faaiideysano.

Kulankan waxaan ku soo qaadanay misa aanu xoogaa sii faahfaahinay nooc yaasha kala duwan oo uu charts ka u kala baxo iyo sida looga faaiideysto.

Waxaa kaloo aanu kahadalnay wax yaabaha ka duwan oo keena isbedelka qiimaha dahabka iyo sida aanu uga faaiideysan karno.

Ugu danbeyntii waxaanu ka jawaabnay suaalooyin kala duwan oo ku saabsan trading ka oo general ahaan ah.

Daawasho wacan & Mahadsanidiin

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300