Published On: Wed, Aug 2nd, 2017

Crude Oil Forecast 02/08/2017


Crude Oil Forecast and Analysis

Crude oil hoos baa loo wadaa kadib maanta markii ay Reuters sheegtay in wadamada Opec sii badiyeen soo saaritaanka shidaalka.

Waxaa kaloo soo baxay galabta API report ka sheega shidaalka mareykanka soosaaritaankiisa, nasiib xumo wuxuu cadeeyey in bakhaarkii ku darsantay 1.78 million oo foosto meeshii laga sugayey in ay wax ka dhacaan, taasna waxay ku kaliftay qiimaha marlabaad in uu soo dhaco markii lafuray suuqa Asia.

Berito iA waxaa kaloo soo baxaya EIA inventory report oo ka hadlaya soosaaritaanka iyo isticmaalka shidaalka mareykan ka, kaasna wuxuu bedeli doonaa qiimaha wax badan.

Best trades wuxuu ka imaan doonaa in aad iska iibisid qiimaha markuu meel sare marayo, hoosna u soo raacdid, laakin is ilaali markii report ka uu soo baxo maadaama wax kasta suurta gal tahay.

LOU7 16 DTE

Strikes Call Put Strikes
44.0 2,767 12,425 44.0
44.5 1,407 4,258 44.5
45.0 8,915 34,703 45.0
45.5 2,046 5,508 45.5
46.0 7,983 23,794 46.0
46.5 5,137 5,299 46.5
47.0 10,919 8,081 47.0
47.5 6,094 5,068 47.5
48.0 17,132 10,701 48.0
48.5 9,358 4,885 48.5
49.0 11,373 5,839 49.0
49.5 7,672 1,601 49.5
50.0 42,727 31,768 50.0
50.5 10,345 1,520 50.5
51.0 14,895 2,108 51.0
51.5 5,881 1,453 51.5
52.0 32,676 1,312 52.0
52.5 7,891 341 52.5
53.0 16,026 1,127 53.0
53.5 5,704 485 53.5
54.0 17,021 1,585 54.0

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300