Published On: Sun, Jul 23rd, 2017

Weekly Webinar 101 – Is wareysi ku saabsan Trading – Suaalo iyo Jawaabo

Scw Akhyaarta, cajaladan waxay ku saabsan tahay is wareysi / shir ka dhex dhacay bulshada ku xiran group keena WhatsApp ka oo aan ugu talagalnay suaalo, jawaaboyo iyo aqoon karorsi.

Hadii aad rabtid in aad ku soo biirtid group kan, waxaad kasoo geli kartaa address ka hoos ku qoran.

https://chat.whatsapp.com/FqrCjQnAWSS6H0ni2Lhj1C

Rule / Sharci: Soo geli wax trading ku saabsan keliya

Akhyaarta kasoo qeyb gashay maanta aad iyo aad baad u mahadsantihiin.

Abdifatah Khalif

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300