Published On: Tue, Jul 18th, 2017

BABYPIPS.COM – Waxbarasho ku saabsan Trading ah oo weliba BILAASH AH


www.Babypips.com – Wuxuu kamid yahay meelaha kala duwan oo si bilaash ah looga barto tacliinta Trading ka (wax yaalo badan oo kale xitaa wey sameeyaan oo Trading ka la xiriira).

Course ku wuxuu u kala baxaa 11 qeybood – from Pre-school ilaa Jaamcada fasalka ugu sareeya.
Waxaad baran doontaa wax yaalo badan oo kala duwan oo ku saabsan Trading iyo sida looga faaiido suuqa, laguna yareeyo khasaaraha.

Website kan waa bilaash Trading Course kiisa, wuxuuna u dhigmaa course sooyinka maanta suuqa lagu iibiyo kumanaan kun oo dollar, markaa isku day in aad ka faaiideysatid in badan.
Hadii aadan xitaa fahmin wax ka mid ah – ka raadi online ka siina dabagal ilaa aad si fiican u fahantid.

Mahadsanidiin dhamaantiin

Abdifatah Khalif

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300