Published On: Wed, Jul 5th, 2017

Alpha Trader platform iyo sida loo isticmaalo


Scw Akhyaarta,

Halkan waxaan ku soo diyaariyey cashar cusub oo ku saabsan sida la iskaga diwaan geliyo www.worldwidemarkets.com oo aad ka heli kartid Alpha Trader iyo MetaTrader 4 oo ah system yaasha lagu trade gareeyo.

Videowgan waa kii labaad oo sharaxaya system yaasha kala duwan oo trading ka loo istic maalo oo loogu trade gareeyo.

World Wide Markets wuxuu u fiican yahay oo isticmaala dadka degen wadamada kala duwan oo Africa ah, laakin aduunkoo dhan inta badan waa laga istic maalaa.

Videowgan waa kii labaad oo ku saabsan platform yaasha kala duwan oo aduunka laga isticmaalo, ahna system yo la yaqaano oo license leh, oo ansa ahayn kuwa black market ka ah. Maanta online ka wax kastga waad ka helaysaa, scams iyo tuugana wey ku badan yihiin, markaa wa muhiim in aad dabagal ku samaysid system aad istic maali doontid oo aad iska hubisid in uu yahay system jira oo broker license leh.

Aad iyo aad baad u mahadsantihiin in aad ku soo biirteen group kan Youtube channel keena, waxaa kaloo leenahay group kale oo WhatsApp ah oo Soomali badan oo aduun weynaha kala degen ay ku jiraan, laguna share gareeyo wax yaalo badan oo kala duwan sida isbedelka maanta dhici doona iyo sida aanu uga faaiideysan lahayn, buugaag, casharo taxana ah iyo charts analysis iwl.
Suaalooyinka waxaad u soo diri kartaa oo aad u soo bandhiga kartaa group koo dhan, akhyaartana si fiican baay kuu gacan qaban doonaan, ama si direct ah ani baad igala soo xiriiri kartiin iA.
Waxaana dhici karta xitaa in aad ka heshid shakhsi yaal aad isku wadan misa magaalo tihiin oo is weheshataan.

Waxaad kasoo geli kartiin link kigan
https://chat.whatsapp.com/FqrCjQnAWSS6H0ni2Lhj1C

Sharciga group kana waa halmid oo ah in aad soo gelisid wax trading ku saabsan keliya.

Kheyr iyo guul baan idiin wada rajeynayaa dhamaantiin…..thank you for watching.

LIKE………………………………….SHARE…………………………..SUBSCRIBE

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300