Published On: Tue, Jul 4th, 2017

Platform Plus500 iyo sida loo isticmaalo


Scw Akhyaarta, Videowgan wuxuu ku saabsan yahay sida loo isticmaalo Plus500 trading platform. Marar badan oo kala duwan waa la iga soo codsaday in aan soo sharaxo xooga system yaasha kala duwan, sida lagu helo iyo sida loo isticmaalo, laakin nasiib daro maysa suurta gelin ilaa iyo hada.

Akhyaarta group ka ku xiran aad iyo aad baad u mahadsantihiin like iyo subscribe ka aad samayseen.

Maanta waa suurta gal (inta badan) adoo gurigaaga ka bixin in aad samaysid lacag joogta from suuqa saamiyada, waana suuq aanu u baahanahay in aan ka baayac mushtarno hadii aanu nahay Somali.

Waxaansa shaki ku jirin in aad faaiidi doontid (i.A) inta badan hadii aad si fiican u baratid sida uu trading system ka u shaqeeyo. Waxa keliya oo lagaaga baahan yahay waa in aad wakhtiga uu kaa mudan yahay siisid inta ay wax barashada kuu socoto.

Ku soo biir group keena WhatsApp ka, waxaanu iskugu jirnaa dad badan oo Soomali ah oo kala degen aduunka meel kasta. Waxaan isla qaybsanaa isbedelka maanta jira / dhici doona iyo sida aanu uga faaiideysan lahayn, casharo ku saabsan trading ka, buugaag akhris ah (af Ingriis ku qoran), charts analysis iyo signals.
Kheyr baan idiin wada rajeynayaa dhamaantiin……
stay strong….stay positive……share and care for each other!

https://chat.whatsapp.com/FqrCjQnAWSS6H0ni2Lhj1C

Markaad ku soo biirtid magacaaga iyo wadanka aad degen tahay akhyaarta la wadaag, ku tala galna in lagu gacan qaban doono hadii aad tahay qof ku cusub system ka.

Hal sharci baanu leenahay oo ah “ku ekoow trading keliya”, hadii aad soo gelisid wax aansa ku saabsanayn trading ka then naga raali noqo laakin waa lagaa saari group ka.

Mahadsanidiin dhamaantyiin

Abdifatah Khalif

In sha Allah Share Like Subscribe

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300