Published On: Mon, Jul 3rd, 2017

RW Xasan Kheyre oo sheegay Inuu Itoobiya kala soo wareegay Maxaabiis ka badan Boqol (Akhri)


Ra’isul wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xaqiijiyay in dowladda Itoobuya ay kala soo wareegeen maxaabiis badan.War Kooban oo uu kusoo qoray bogiisa Twitterka ayuu RW Xasan Cali Kheyre ku sheegay in ay lasoo wareegeen 120 maxaabiis oo mudo Itoobiya ku xirnaa.

Sidoo kale, RW Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maxaabiista kale eek u xiran Itoobiya ay lasoo wareegi doonaan.

Dhawaan ayay aheyd markii madaxweyne Farmaajo uu dowladda Itoobiya kala heshiiyay sidii loo sii deyn lahaa oo loogu soo wareejin lahaa maxaabiista Soomaalida ah

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300