Published On: Fri, Jun 30th, 2017

Munaasabadda 1-da Luulyo oo caawa ka bilaabatay Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho


Xuska munaasabadda 1-da Luulyo ayaa goordhaw ka bilaabatay Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho, halkaasi oo ay ku suganyihiin Madaxda Qaranka, diblomaasiyiin, marti sharaf iyo xbno kale oo munaasabadda lagu casuumay.Madaxda ayaa ka hadli doonta taariikhdii loo maray markii gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur 1-dii Luulyo ee sanadkii 1960-kii oo hadda laga joogo 57 sano.

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa caawa si aad loo adkeeyay, waxaana dhamaan waddooyinka muhiim ah ee magaalada lagu arkayo ciidamo qaabilsan adkeynta Nabadgelyada caasimaadda.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300