Published On: Tue, Jun 27th, 2017

Qarax laga maqlay Markab marayay xeebaha Puntland


Wararka naga soo gaaraya xeebaha deegaanka Caluula ee Puntland ayaa sheegaya in Halkaas uu ku dagay Markab ka dib markii uu Qarax ka dhacay.Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegaya in Markankaan asaga oo Maraya xeebaha Puntland uu Qarax wayn ku dhacay ka dibna uu quusay Badda.

Ilaa iyo Hada lama halka laga leeyay Markabkaan iyo Waxa sababay Qaraxaan ka dhex dhacay.

Maamulka Puntland ayaanan wali wax war ah ka soo saarin arintaan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300