Published On: Tue, Jun 27th, 2017

Faahfahain” Go’aankii Maxkamadda Sare ee Mareykanka

WASHINGTON. D.C — Maxkamada Sare ee Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u eegeyso kiiska amarki uu madaxweyne Donald Trump uga mamnuucay inay Mareykanka soo galaan qaxootiga iyo muwaadiniinta kasoo jeeda lix wadan oo ka mid ah dalalka Islaamka.

Dikareetada madaxweyne Trump ayaa dhigeysay in mudo 90 cisha aysan imaan karin Mareykanka muwaadiniinta dalalka Somalia, Sudan, Iran, Libya iyo Yemen. Sido kale qaxootiga ayaanan soo gali karin mudo 120 maalmood ah.

Hadaba go’aanka Maxkamadda siduu u saameyn doonaa qaxootiga, muxuuse kaga duwanyahay kuwi hore. Warbixintaan waxaa ka diyaariyey Nur Hassan Nur.

VOA Somali

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300