Published On: Sat, Jun 24th, 2017

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweeyey xayiraada laga qaaday Abu Mansuur.


Wasiirkii Hor ee Wasaaradda gaashaandhiga C/xakiin Fiqi ayaa sheegay in uu aad usoo dhaweynaayo in liiska argagixsada laga saaro Shiikh Muqtaar Roobow abu mansoor oo horay uga tirsanaa saraakiishii sarsare ee Kooxda Al-shabaab.Wasiirka ayaa sheegay in Shiikh Muqtaar Roobow abu Mansuur oo ka mid ah ragii lagu soo tababar dalka Afqaanistaan  in uu kooxdaas ka baxay isla markaana ay isla jaanqaadi waayeen intii uu noolaa Godane oo horay duqeyn loogu dilay.

Mudane C/xakiin Fiqi ayaa sheegay in uu jiray wada hadalo hoose oo socday in mudo ah waxa uuna xusay in wada hadaladaas ay mudo dheer qaateen asaga oo sheegay in ay soo bilawdeen xiligii uu ahaa wasiirka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300