Published On: Sat, Jun 24th, 2017

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si rasmi ah u iclaamisay in bari ciid tahay


Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa si rasmi ah u faafisay in maalinta bari ah ay tahay maalim ciid ah oo kowda bisha soon-fur ku beegan tahay.Wasaaradda awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa hadalkan caawa shir jaraa’id ay qabteen ku sheegeen in bisha Soon-fue laga arkay meelo ka mid ah Dalkeena Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Shabeelada dhexe.

Wasaaradda ayaa hambalyo u dirtay shacabka Soomaaliyeed ee soo soonaa bisha Ramadaan, uguna duceeyay in cabaadada Illaah ka aqbalo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300