Published On: Thu, Jun 22nd, 2017

Guddiyada Joogtada ee Baarlamaanka oo ka hadlay xilliga uu furmayo kalfadhiga Golaha

Kulankan Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay uga hadleen dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin, arimaha amniga, Miisaaniyadda Dalka ee marka uu kal fadhiga Baarlamaanka furmo la ansixin doono iyo qodobo kale.

Kulanka oo uu shir guddoominayay ku-simaha Guddoomiyaha Golaha shacabka ahna Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa geba gebadiisa Warbaahinta Qaranka la hadlay Xoghayaha Baarlamaanka C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) in shirka looga hadlay qorshayasha

Sidoo kale Xoghayaha Baarlamaanka ayaa  sheegay in kal fadhiga labaad ee Baarlamaanka uu furmi doono sideedda bisha July ee soo socota.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300