Published On: Tue, Jun 13th, 2017

Shir Maamullada Puntland iyo Galmudug uga furmay Magaalada Gaalkacyo

Masuuliyiinta Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta Shir uga furmay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

Shirkaan oo ah mid ballaaran ayaa waxaa ka qeyb galaya Masuuliyiinta Labada Maamul ,Siyaasiyiin , Waxgarad iyo Qeybaha kale ee Bulshada ku nool Magaalada Gaalkacyo.

Qaar ka mid ah xubnaha labada dhinac oo siyaabo kala duwan Shabelle ula hadlay ayaa sheegay in natiijo wax ku ool ah laga filayo shirkaasi.

Waxaana shirkaan ay diiradda ku saarayaan Maamullada Puntland iyo Galmudug sidii xal kama dambeys ah loogu heli lahaa Nabadda Magaalada Gaalkacyo si looga wada shaqeeyo.

Shabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300