Published On: Mon, Jun 12th, 2017

Soomaaliland oo ku dhawaaqday Xilliga Rasmiga ah ee doorashada Maamulkaas

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay xilliga Rasmiga ah ee doorashada Madaxweyne ee Maamulkaas dhaceyso.

Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa hoosta ka xariiqay in 13 Bisha November ee soo socota ay qaban doonaan doorashada Madaxweyne ee Maamulka Soomaaliland.

Doorashadaasi ayaa ah Tan Madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Maamulka Soomaaliland iyadoona si xor ah dadweynaha maamulkaas ay codkooda uga dhiiban doonaan.

Shabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300