Published On: Fri, Jun 9th, 2017

Sare kac laga dareemay qiimaha Qudaarta iyo Hilibka ee suuqyada Muqdisho

Iyadoo lagu jiro bisha fadliga iyo kheyrka badan ee Ramadan ayaa hadana suuqyada magaalada Muqdisho waxaa laga dareemay sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Hilibka iyo Qudaarta.

Qaar ka mid ah kuwa hilibka iibiya ayaa Radio Muqdisho u sheegay in sarakaca ku yimid qiimaha hilibka ay sabab u tahay xoolihii loo iib keeni jiray Muqdisho oo yaraaday, maadaama lagu jiro xilligii roobka, islamarkaana ay dadka xoola dhaqatada ah ay dhaqaaleysanayaan xoolahooda wixii uga soo haray abaarti.

Halkan ka dhegeyso warbixinta:

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300