Published On: Mon, Jun 5th, 2017

Madaxweynaha Galmudug oo Shir Nabadeed ka furay degmada Caabudwaaq

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta Shir Nabadeed uga furaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud beelo walaalo ah oo ku dagaalamay Gobolkaasi.

Qaar ka mid ah waxgaradka Caabudwaaq ayaa Shabelle u xaqiijiyay in shirkaasi Nabadeed looga goleeyahay sidii loo damin lahaa colaad ka dhex aloosneed beelo walaalo ah oo wada dega Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne Xaaf iyoWafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay waxa ay gaareen degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300