Published On: Tue, May 30th, 2017

Soomaalida USA oo Ka Walaacsan Islaam Naceybka

 

WASHINGTON. D.C — Soomaalida iyo muslimiinta kale ee ku nool Mareykanka ayaa ka walaacsan naceybka sii kordhaya ee ka dhanka ah diintooda ama isirkooda ee ay kala kulmayaan dadka qaar.

Dhacdadi ugu danbeysay ayaa waxay aheyd tii Jimcihi hore ka dhacday magaalada Portland ee gobolka Oregon, kadib marki nin toorreey watay uu dilay laba nin oo difaaceysay laba gabdhood oo mid ka mid ahi lagu sheegay inay Soomaali aheyd, kuwaasoo uu hadalo naceyb ah ku weeraray ninka wax dilay.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo diyaariyey Nur Hassan Nur.

VOA Somali

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300