Published On: Mon, May 29th, 2017

Kolonyo Ciidamada AMISOM ay la socdeen oo Qarax lagula eegtay Duleedka Marka

Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM ayaa Qarax Miino waxaa lagula eegtay Duleedka Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu haleelay mid ka mid ah Gaadiidka AMISOM ee marayay duleedka Marka.

Ma cadda Khasaaraha Qaraxaasi iyadoona daqiiqado kooban ay Ciidamada AMISOM xireen meesha wax ka dhaceen.

Al Shabaab ayaa horay weeraro nuucaani ah kula beegsaday Ciidamada AMISOM qeybo ka mid ah Gobolka Shabeelaha Hoose.

Shabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300