Published On: Sat, May 13th, 2017

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxeynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan ku maqnaa magaalada London ee dalka UK ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay kasoo qeyb galeen shirka looga hadlayey arrimaha Sooomaaliya ee halkaasi ka dhacay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda.

Shirka London oo arrimaha Soomaaliya looga hadlay oo uu kasoo qeyb galay madaxweynaha ayaa ahmiyad gaar ah u lahaa dadka Soomaaliyeed.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300