Published On: Sat, Apr 29th, 2017

Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay


Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa dib loo dhigay , waxaana ay dhaceysa Saddexda Bisha soo socota sida ay sheegeen Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug.Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in sababo Farsamo owgeed doorashada dib loo dhigay.

Saddexda Bisha soo socota ayaa lagu waddaa in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300