Published On: Thu, Apr 27th, 2017

Qarax Kismaayo ka dhacay

Qarax khasaare gaystay, ayaa lagu soo waramayaa in lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidamada Jubbaland, kaasi oo maraayay duleedka Magaalada Kismaayo.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbaland, ayaa Idaacada Risaala waxa ay u sheegeen in qaraxa uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso, islamarkaana askarta ay waxyeelo soo gaartay.

Laba askari oo ka tirsan ciidamada Jubbaland, ayaa la xaqiijiyay in qaraxaasi ay ku dhinteen, halka ay jiraan dhaawacyo kale ciidamada uu soo gaaray, waxaana ciidanka loola cararay isbitaal ku yaala Garoonka diyaarada Magaalada Kismaayo oo ciidamada Mareykanka isticmaalaan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300