Published On: Wed, Apr 26th, 2017

Israsaaseyn Muqdisho ka dhacdey.

Wararka naga soo gaaraya Beerta Jaadka ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in rag ku labisan dharka Ciidamada dowladda Soomaaliya ay isku rasaaseeyeen halkaasi.

Ugu Yaraan Shan qof ayaa ku dhimatay goobtii ay israsaaseyntu ay ka dhacay oo ah iridda Hore ee beerta Qaadka.

Dadka degaanka ayaa Risaala u sheegay in sidoo kale ay jiraan dad dhaawacyo ay soo gaareen.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300