Published On: Mon, Apr 24th, 2017

Gudoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loo magacaabay “SAWIRRO”

Digreeto Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Gobolka Banaadir Waxaana loo kala Magacaabay Masuuliyiintan:

Guddoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyada Maluuka Dheere Cabdiqaadir Dheere

Guddoomiye kuxigeenka Siyaasada iyo Amniga Saalax Sheekh Maxamed

Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Cabdulaahi Cilmi Dheere

Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud Aadan Sheekh Cali Fiidow

Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir Subeyda Maxamed Cabdiqaadir.

Masuuliyiintan Cusub ayaa dhawaan xilka kala wareegi doono Madaxdii horay xafiisyadaan u maamuli jiray.

Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir Subeyda Maxamed Cabdiqaadir oo la taagan xoghayihii hore

Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Cabdulaahi Cilmi Dheere oo la taagan guddoomiye ku-xigeenkii hore Iimaan Nuur Iikar

Guddoomiye ku-xigeenka maamula iyo maaliyadda Maluuka Dheere Cabdiqaadir Dheere oo la taagan guddoomiye ku-xigeenkii hore Ismaaciil Macalin Cabdi Guure

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda Saalax Sheekh Maxamed oo gacan qaadaya guddoomiye ku-xigeenkii hore Maxamed Axmed Diiriye

Radiomuqdisho

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300