Published On: Sun, Apr 23rd, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo u digay Ciidamada AMISOM

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin in Askarta Ciidamada AMISOM ay dhibaato u geystaan Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay tilaabo adag ay qaadi doonto kuwa dhibaateeya Shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa uu uga digay ciidamada AMISOM in ay sii wadaan dilalka Shacabka Soomaaliyeed. Ugu dambeyntii waxaa uu xusay in ay muhiim tahay in la ilaaliyo Nafta Shacabka Soomaaliyeed.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300