Published On: Sat, Apr 15th, 2017

Madaxweynaha Soomaaliya oo furay Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Goor Dhow Madaxtooyada Soomaaliya ka furay Shir u dhexeeya Dowladda Dhexe iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka ka jira.

Shirka ayaa looga hadlayaa Ammaanka iyo Wada-shaqeynta Dowladda Dhexe iyo Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Dalka ka jira.

Shirka ayaa sidoo kale waxaa Diiradda lagu saari doonaa Doorka Hogaamineed ee Dowladda dhexe ay ka qaadaneyso Shirka May ka furmi doona Magaalada London,waxaana Shirkaasi wada shir guddoomin doona Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300