Published On: Wed, Apr 12th, 2017

SAWIRRADA: Madaxda dowladda oo ku sugan Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xiran Tuutaha Ciidanka ayaa ku sugan Wasaaradda Gaashaandhiga oo ay ka socoto Munaasabadda maalinta Ciidanka Xoogga.

Madaxda dowladda ayaa halkaasi waxaa lagu wadaa in ay ka hadlaan ,islamarkaana Ciidanka xoogga kala qeyb qaataan dabaal dega.

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-ka Bisha April sanadkaan 2017 waa sanad guuradii 57-aad ee ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Xooga Dalka. Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ayaa sanadihii dambe waxay saaxiib la noqdeen daryeel la’aan, iyo xaalado adag inkastoo ay intaasi dhan heystaan weli ma joojin shaqada Qaranka iyo difaacida Dalka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300