Published On: Tue, Apr 11th, 2017

Azerbaijan oo Diyaarad gargaar sidda u soo dirtay Somaliya

Dowladda Azerbaijan,ayaa waxaa ay soo dirtay Diyaarad gargaar wadda,taas oo gargaarkaas ku dejin doonta dalka Jabuuti halkaas oo kaddibna laga soo qaadayo si loo keeno Soomaaliya.

Diyaaraddan ayaa waxaa ay waddaa gargaar gaaraya 76 tan oo isugu jira Raashin ay ka mid yihiin Bur,Baasto,Bariis,Saliid,Caleynta shaaha iyo 20 Tan oo Biyo Nadiif ah.

Madaxweynaha dalka Azerbaijan Ilham Aliyev,ayaa amar ku bixiyay islamarkaana faray Wasaaradda gargaarka iyo gurmadka deg degga ah ee dalkiisa in gargaarkaas loo diro dalka Jabuuti si loogu sioi gudbiyo Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gargaarka iyo gurmadka degdegga ah Faiq Taghizade,ayaa sheegay in Dadka dalkiisa ay ka dam qadeen xaaladda ay ku suganyihiin shacabka Soomaaliyeed islamarkaana ay dowladdiisa tabarteeda ku caawineyso Soomaaliya

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300