Published On: Mon, Apr 10th, 2017

DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax culus oo ismiidaamin ahaa ayaa ka dhacay saldhiga ciidamada lagu tababaro ee ku yaalla warshadii hore ee Nac-naca, ee magaalada Muqdisho.

Qof isku soo xiray walxaha qaraxa islamarkaana ku lebisan dareeska ciidanka ayaa isku qarxiyay gudaha saldhiga, xilli ay halkaasi ku sugnaayeen Saraakiill katirsan ciidanka xooga.

Ilaa hadda khasaaraha waxaa la xaqiijiyay dhimashada Sarkaal lagu magacaabo C/kariin Aflaaw, oo kamid ahaa Macalimiinta xeradaasi tababarka ka bixisa.

Waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan 10 qof, oo isagu jira Saraakiil iyo Askar.

Fahfaahinta warkan kala soco wararkeena soo socda.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300