Published On: Sun, Apr 9th, 2017

Taliyaha NISA Oo Soo Saaray Amar Cusub Oo Lagu Xaqiijinayo Amniga Muqdisho

Taliyaha hayada  Nabad sugida iyo Qaran Jen C/llahi Sanbaloolshe ayaa sheegay in amniga uu wax badan ka qaban doono maalmaha soo socda sida u hadalka.

Sidoo kale Taliyaha cusub ayaa sheegay in kor u qaadis iyo horumarin ku sameyn doono howsha qaranka, isagoo balan qaaday inuu la imaan doono tallaabooyin cad cad oo wax looga qabanayo Ammaanka.

Taliye Sanbaloolshe ayaa sheegay in tallaabo uu ka qaadi doono, dadka hubka ku dhex sita, isagoo tilmaamay in aan la aqbali doonin shaqsiyaadka hubeysan ee magaalada ku wata baabuurta ciidamada badan saaran yihiin.

Si kastaba ha ahaatee Taliyaha cusub ee NISA ayaa laga sugayaa inuu wax badan ka qabto xaalada amniga ee caasimada, oo xilliyadii u dambeeyay qaraxyo ay ka dhacayeen iyo dilal qorsheysan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300