Published On: Fri, Apr 7th, 2017

Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Oo Sheegay In Loo Baahanyahay In Wax Laga Qabto Amaanka Muqdisho

Wasiirkii Gaashaandhiga ee xukuumadii hore Cabduqaadir Sheikh Cali Diini ayaa sheegay inay jiraan dhibaatooyin amni oo u baahan wax kaqabasho, xiili uu la hadlayey laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayuu xusan in lagama maarmaan ay tahay in laga shaqeeyo xasilina amaanka Caasimada Muqdisho, oo ugu baaqay madaxweynaha iyo xukuumda inay ku dadaalan, sidii loo xaqiijin lahaa nabadgalaya dalka.

Wasiir diini ayaa ku taliyey madax federaalka iyo shacabka inay si wadajir ah uga shaqeeyaan amaanka, si looga hortago falalka amaan darri ee Muqdisho.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300