Published On: Fri, Apr 7th, 2017

Maxkamada Sare Galmudug Oo Uga Digtay Dowladda Federaalka Inay Faragaliso Doorashada Madaxweynaha Maamulkaas

Guddoomiyaha maxkamada sare ee Galmudug Yaxye Sheikh Cali ayaa dowladda dhexe ee federaalak uga digay inay cadaawad ka dhex abuurto maamulka Galmud, balse looga baahanyahay inay si dhow ula sahqeeyaan maamulka, si hore loogu qaado tallabooyinka loo baahanyahay .

Guddooomiyaha Waxa uu sheegay in madaxda federaalka aysan xaq u laheyn inay fara gelin toos ah ku yeeshaan  howlaha ka socda Magaalada Cadaado gaar ahaan Doorashada madaxweynaha oo uu tilmaamay inay sax tahay inay dhacdo Tobanka Bishaan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300