Published On: Thu, Apr 6th, 2017

Meydka Nin aan weli la Aqoonsan oo laga helay Xeebta Curubo

Meydka Nin aan weli la Aqoonsan ayaa Saakay lagu Arkay Inta u dhaxeeysa Xeebta Curubo iyo Sugunto Liido,waxaana Goobjoogeyaal ay markacadeey u sheegeen in Ninka Meydka ah da’ahaan lagu qiyaaday illaa 50 Sano.

Meydka oo Jir ahaan Isbadalay ayaan la ogeyn in lagu soo tuuray halkaas iyo in ay Baddu soo Tuftay intaba.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir ayaa markacadeey u sheegay in ay Baarayaan Meydka laga helay Xeebta

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300