Published On: Thu, Apr 6th, 2017

Askari dilay Qof shacab ah

Askari ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland ayaa xalay Magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal waxa uu ku dilay Qof shacab ah oo aan waxba galabsan.

Dilkan ayaa si gaar ah uga dhacay irida hore ee Sladhiga Magaalada Garowe, sida ay soo sheegayaan Wariyeyaasha ka howlgala Degaanada Puntland.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay dilkan, waxayna sheegeen in gacanta lagu soo dhigay Askarigii dilka geystay, lana horgeyn doono cadaaladda. Ma cadda sababta uu Askrigaasi u dilay Qofka shacabka ah, hase ahaatee dadka goobta ku sugnaa ayaa waxa ay sheegeen in muran uu soo kala dhexgalay Askariga iyo Qofka shacabka ahaa ee la dilay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300