Published On: Sat, Apr 1st, 2017

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Oo Digniin U diray Shaqaalaha Dowlada.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya  C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Fariin Udiray Shaqaalaha Dowlada Oo aana Shaqada Qaban Isagoona Sheegay in qofkii shaqaalaha Dowlada Katirsan aanan Shaqeynin uusan Xaq U lahyn in uu Helo Mushaar.

C/raxmaan ducaale Wasiirka Maaliyada ayaa sidoo kale Sheegay in Hada wixii ka Dambeeya ay Shaqaalaha Dowlada ay heli Doonaan Mushaarka ay Xaqa u leeyihiin.

Dhanka kale wasiirka ayaa Sheegay in Dhaqaalaha Kasoo Xarooda Dekedaha ku yaala Maamul Goboleedyada ay ka wada Xajoon Doonaan.

Wasiir Beyle ayaa Maanta waxaa lagu Wadaa In uu si Rasmi ah ula Wareego Xilka isagoona kala wareegi Doona Wasiirkii Hore ee Maaliyada C/raxmaan Fargeeti.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300