Published On: Sat, Apr 1st, 2017

Puntland oo wax ka qabaneysa Caafimaad darada heysata Barakacayaasha

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa booqday Xeryaha ay ku sugan yihiin dadka kasoo barakacay Abaarta ka jirta degaanada maamulka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa booqashadiisa waxaa ku wehlinaayay Wasiiro ka tirsan maamulka Puntland.

Waxaa uu Warbixin ka dhageystay dadka Barakacayaasha ah , waxaana uu sheegay in Puntland ay garabtaagan tahay dadkaasi.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ay wax ka qaban doonaan Cudurro ka dilaacay Xeryaha ay ku jiraan dadkaasi.

Hay’adaha Gargaarka ayuu ugu baaqay in ay wax u qabtaan dadka dhibaateysan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300