Published On: Sat, Apr 1st, 2017

Ciidamada Kenya oo tiro Qaxooti Soomaaliyeed ah kala baxay Xeryaha Dhadhaab.

Ciidamada Kenya ayaa  tiro Qaxooti ah waxa ay kala baxeen Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee Dalkaasi Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in illaa 20 ka mid ah Qaxootigaasi ay Ciidamada Kenya ka wateen Xeryaha Qaxootiga.

Ma cadda sababaha dadkaasi loo qab qabtay hadana waxa ay arrintaani timid xilli Howlgallo Ciidamada Kenya ay ka wadeen Xeryahaasi Qaxootiga Soomaaliyeed ay ku nool yihiin.

Kenya ayaa horay ugu eedeysay Qaxootiga Xeryaha ay ku nool yihiin in laga soo abaabulo weeraro ka dhaca gudaha dalkeeda hadana taasi waxaa si weyn qeylo dhaan uga muujiyay , islamarkaana Gaashaanka u daruuray Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira Xeryahaasi.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300