Published On: Mon, Mar 27th, 2017

Guddoomiye Mahdi oo beeniyay in Dagaal uu ka dhacay Caabud-waaq

Maamulka Degmada Caabdud-waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa beeniyay in Dagaal uu ka dhacay Degmadaasi, kadib markii warbaahinta qaar ay baahiyeen in Dagaal uu ka dhacay halkaasi.

Kulan deg deg ah oo maanta ay isugu yimaadeen Maamulka Degmada Caabud-waaq iyo Odayaasha dhaqanka ayaa waxaa looga hadlay wararka sheegaya in Dagaal uu ka dhacay Degmadaasi, iyaga oo beeniyay wararkaasi.

Guddoomiiyaha Degmada Caabud-waaq ee Gobolka Galgaduud ee Maamul Goboleedka Galmudug Mahdi Cumar Cilmi oo la hadlay Risaala ayaa sheegay arrintaasi in ay u arkaan shirqool maleegan, laguna kala geynayo shacabka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300