Published On: Wed, Mar 22nd, 2017

Rajo laga qabo Ansixinta Wasiirada cusub

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Rajo wanaagsan ka muujiyay in xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay Ansixiyaan Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya.

Siyaasiyiinta oo la hadlay Idaacadda Risaala ee Muqdisho ayaa waxaa ay sheegeen in ay suurta gal tahay in Baarlamaanku uu meelmariyo madaama Wasiirada Badankood ay yihiin Xildhibaano.

Siyaasiyiintaasi waxa ka mid ah Wasiirka Dastuurka maamulka Galmudug Cusmaan Maxamed Cali waxaana uu xusay in ay u dhow dahay in la meelmariyo Wasiirada. Ugu dambeyntii Cusmaan ayaa tilmaamay in Wasiirada cusub ay rajo weyn ka qabaan Shacabka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300