Published On: Tue, Mar 21st, 2017

Shuruudaha Wasiirrada cusub laga doonayo waxaa ka mid ah?

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu hadda jeedinayaa Khudbad Hoolka magacaabista,isagoo sheegay in dhowr qodob ay ku xulan doonaan.

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Shuruudo kala duwan lagu xulayo Wasiirka qofka noqonaya.

Waxaa ka mid ah in Shuruudaha ay ku jirto inuusan ka yaraan da’ ahaan 30 Sano Jir Ah.

In uusan bixin karin sirta Qaranka iyo Shaqada Dawlada ay ku ballamaan oo buug laga saxiixi doono.

Waxa ka mid ah in Qofka Wasiirka noqonaya uu yahay mid heysta Dhalashada Soomaaliya uuna aaminsan yahay in mabaad’ida Qaranka udegsan.

Waxa laga xisaabin doonaa Hantida uu leeyahay Wasiirka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300