Published On: Tue, Mar 21st, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay xilal cusub

Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay xilal cusub oo uu ka magacaabay madaxtooyada Soomaaliya,waxaana xilalaka la magacaabay ay gaarayaan shan xubnood oo kala ah:

1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
2. Prof  Nuur Diiriye Fuursade, La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.
3. Maxamed Cabdullahi Axmed, Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha
4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed, Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.
5. Cabdinuur Maxamed Axmed,
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300