Published On: Tue, Mar 21st, 2017

Al-shabaab Oo Meel Fagaaro ah Ku Toogtay Oday 82 sano Jir ah.


Dhaqdhaqaaqa al-shabaab ayaa meel Fagaaro ah Ku toogtay Odey 82sani jir ahaa Kaasoo la sheegay in uu kamid aha Ergadii Wax kusoo Dooratay Koonfurgalbeed Soomaaliya.Waxaana Al-shabaab ay Sheegeen odeyga In uu Qirtay in kamid ahaashaha Ergadii Soo Dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Fagaaro Ku Yaala Degaanka Owdheegle ayaa lagu Toogtay Odeygaan oo magiciisa lagu Sheegay Cismaan Diini Cali.

Al-shabaab ayaa Dusha u ritay Masuuliyada Dilalka Loogu Geysto Ergadii soo Dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300