Published On: Sat, Mar 18th, 2017

Dowladda Canada oo Lacago ugu deeqeyso Wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay

Dowladda Canada ayaa sheegtay in ku deeqeyso lacag 120 Million oo dollar oo ay ugu tala gashay in ay ka faa’ideystaan dad fara b adan oo Abaaraha ay ku sameeyeen qaaradda Africa gaar ahaan Dalalka Geeska Africa oo Soomaaliya ay ugu horreyso.

Deeqdaan oo dowladda Canada  ku Yaboohday  ayaa 21 Million ka mdi ah la sheegay in ay qoondeysay wax ka qabashada Abaaraha Soomaaliya.

Lacagahaan deeqaha ah ee Canada ay uga qeyb galeyso wax ka qabasahda Abaaraha ayaa lagu wareejin doonaa Qaramada Midoobay.

Waxaana looga faa’ideyn doonaa Dalal ay ka mid yihiin, Soomaaliya, Koofurta Sudan , Nigeria iyo Yemen.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300