Published On: Sat, Mar 18th, 2017

Baledweyne:-Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo Toogasho ku dilay Nin Bajaajle ah

Askari ka tirsan Ciidanka ASluubta Soomaaliya ayaa Xalay Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku Dilay Nin watay Mootada loo yaqaanno Bajaajka ee Dadweynahu ay raacaan.

Askariga ayaa la sheegay in Ninka Mootoolaha ah uu ku Toogtay Bartamaha Magaalada,iyadoo aan la sheegin wax Sabab ah.

Sidoo kale Ciidamada Ammaanka ayaa Gacanta ku dhigay Askariga Dilka Geystay,waxaana la dhigay Xabdiga dhexe ee Magaalada.

Dhanka kale Koox Hubeysan ayaa Xalay Isla Magaalada ku dhaawacay mid kamid ah Culimadda laga yaqaanno Magaalada Baledweyne,iyadoo Kooxdii Falkaasi dhaawaca ah geysatay ay baxsadeen.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300