Published On: Sat, Mar 18th, 2017

Aqoonyahan Cabdullaahi Nuur Xaashi ” waa in aan Liiska Golaha Wasiirada lagu soo darin Shaqsiyaad horay ugu fashilmay Xilalkii loo igmaday

Cabdulaahi Nuur Xaashi oo kamid ah qurba joogta Soomaaliyeed ayaa ka codsaday Masuuliyiinta Sar Sare ee Dowladda Federaalka sida Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha  in aysan Golaha Wasiirada ku soo darin xubnihii horay ugu fashilmay siyaasada Soomaaliya.

Mr Cabdulahi Nuur Xaashi  ayaa tibaaxay in loo baahan yahay in la soo dhiso Golo Wasiiro  oo tayo leh oo wax ka badali karo xaaladaha siyaasadeed dalka wax qabad muuqdana la imaan kara.

Dhinaca kale Aqoonyahankaan Soomaaliyeed oo hadalkiisa sii wata  ayaa Hay’adaha Ammaanka dalka ku booriyay in ay la yimaadan habab ay Amniga ku sugi karaan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa looga fadhiyaa in uu soo Magacaabo Golaha Xukuumaddiisa.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300