Published On: Fri, Mar 17th, 2017

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in ay la Dagaalamayaan Al Shabaab

Madaxweynaha Dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in ay ka shaqeyn doonaan Nabada iyo Amniga Gobolka.

Waxaa Madaxweyne Kenyatta uu sheegay in Xarakada Al Shabaab ay khatar ku yihiin Amniga iyo Nabada balse ay ka hortagi doonaan.

Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay in Ciidamadiisa ku jira howlgalka AMISOM ay xoojin doonaan howlgallada ka dhanka ah Xoogaga Al Shabaab.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu qiray in Al Shabaab ay weeraro xoogan ka fuliyeen qeybo ka mid ah Dalkaasi.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Kenya ayaa tilmaamay in aysan ogolaan doonin sii socoshada Weerarada qorsheysan ee Ururka Al Shabaab.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300