Published On: Thu, Mar 16th, 2017

Markabka Hub ayaan saarannay Maraakiib kale ayaan ku qafaalaneynaa

Koox Somaali ah oo xeebaha Caluula ku heysta Markab wada Shidaal ayaa sheegay in Markabkaas ay Hub badan saarteen islamarkaana ay doonayaan in ay ku qafaashaan maraakiib kale.

Mid ka mid ah Ragga heysta Markabka ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqal in  Markabka oo ay horay u saarnaayeen 8 iyaga ka mid ah ay ku biireen 40 kale islamarkaana ay hubsaarteen.

Waxaa uu sheegay in Markabka ay ku qabsan doonaan Maaraakiibta kale ee horay u dhibaateeyay iyaga oo ka kalluumeysanaya xeebaha Soomaaliya.

Ninkaas nala hadlay ayaa intaas ku daray in marka ay Maraakiib kale ku qabsadaan ay iska siideyn doonaan Markabkaas iyo 8 shaqaale ah oo la socda.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300