Published On: Wed, Mar 15th, 2017

Ahlusunna oo Heshiis la gashay dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay la galeen heshiis.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda cusub ee uu Hogaamiyo Maxamed Cabdullaahi Maxamed in ay la galeen Heshiis ku aadan in maamulka Ahlusunna in uu la shaqeeyo dowladda ,islamarkaana la dhiso ciidan Qaran oo mid ah.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sidoo kale  ayaa xusay  in wax walba ay ku soo dhamaadeen is fahan iyo wax isla meel dhigid ayna rajo fiican ka qabaan dowladda cusub. Waxa uu sheegay in ay rajeynayaan cuseebka hada u bilowday Soomaalida in ay ku bulaasho oo ay ku barwaaqowdo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300